Forfatter fødeår: 1962
Wuu gaaban oo dhakhso badan. Aad buu ugu fiicanyahay kubada. Magaciisu waa Messi. Ka sii akhri buugan isaga. "Messi" er en letlæst faktabog for læsere i alderen 6-8 år.
Libaaxyadu waa ay weynyihiin. Libaaxyada way qurux badanyihiin. Libaaxyada waxay cunaan xayawaanda kale. Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan libaaxyada ka akhri Buugan. "Libaaxyo" er en letlæst faktabog til læsere i alderen 6-8 år.